Ministry of Commerce Industries and Investment North-eastern State of Somalia Fri, July 17 2026
Madaxwaynaha Dawlad waqooyi bari oo kormaer kusoo gaashay wasaaradda Ganacsiga WM Waqooyi bari

Madaxwaynaha Dawlad waqooyi bari oo kormaer kusoo gaashay wasaaradda Ganacsiga WM Waqooyi bari

April 11, 2026

๐Œ๐€๐ƒ๐€๐—๐–๐„๐˜๐๐€๐‡๐€ ๐ƒ๐€๐–๐‹๐€๐ƒ๐ƒ๐€ ๐–๐€๐๐Ž๐Ž๐˜๐ˆ ๐๐€๐‘๐ˆ ๐Œ๐”๐ƒ๐€๐๐„ ๐‚๐€๐๐ƒ๐ˆ๐๐€๐€๐ƒ๐ˆ๐‘ ๐€๐—๐Œ๐„๐ƒ ๐‚๐€๐‹๐ˆ ๐€๐˜๐€๐€ ๐’๐€๐€๐Š๐€ ๐Š๐Ž๐‘๐Œ๐„๐„๐‘ ๐’๐‡๐€๐๐Ž ๐Š๐” ๐“๐€๐†๐€๐˜ ๐—๐€๐‘๐”๐๐“๐€ ๐–๐€๐’๐€๐€๐‘๐€๐ƒ๐ƒ๐€ ๐†๐€๐๐€๐‚๐’๐ˆ๐†๐€ ๐–๐€๐‘๐’๐‡๐€๐ƒ๐€๐‡๐€ ๐ˆ๐˜๐Ž ๐Œ๐€๐€๐‹๐†๐€๐’๐‡๐ˆ๐†๐€ ๐ƒ๐€๐–๐‹๐€๐ƒ๐ƒ๐€ ๐–๐€๐๐Ž๐Ž๐˜๐ˆ ๐๐€๐‘๐ˆ . ๐‹๐š๐š๐ฌ๐œ๐š๐š๐ง๐จ๐จ๐ | ๐Ÿ๐Ÿ ๐€๐›๐ซ๐ข๐ข๐ฅ ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ”, Madaxweynaha Dowladda Waqooyi Bari, ๐Œ๐ฎ๐๐š๐ง๐ž ๐‚๐š๐›๐๐ข๐ช๐š๐š๐๐ข๐ซ ๐€๐ฑ๐ฆ๐ž๐ ๐€๐ฐ-๐‚๐š๐ฅ๐ข, ayaa Saaka kormeer shaqo ku tegay Xarunta Wasaaradda Ganacsiga Warshadaha Iyo Maalgashiga Waqooyi Bari, halkaas oo si diiran loogu soo dhoweeyay. Kormeerkan shaqo ayaa qayb ka ah dadaallada joogtada ah ee Madaxweynuhu ku dardargelinayo hufnaanta shaqooyinka hayโ€™adaha dowladda iyo hubinta tayada adeegyada loo fidiyo shacabka. Intii uu ku sugnaa xarunta wasaaradda, Madaxweynaha waxa uu warbixin faahfaahsan ka dhageystay Masuuliyiinta wasaaradda, taas oo ku saabsan heerka ay marayaan hawlaha shaqo, adeegyada la bixiyo, qorshayaasha horumarineed ee socda, iyo caqabadaha jira ee u baahan xal degdeg ah. Madaxweynaha ayaa bogaadiyey dadaalka iyo shaqada muhiimka ah ee wasaaraddu u hayso kobcinta dhaqaalaha, horumarinta ganacsiga, dhiirigelinta maalgashiga iyo xoojinta warshadaha dalka. Sidoo kale, waxa uu masuuliyiinta wasaaradda ku dhiirrigeliyey inay labanlaabaan dadaalkooda, isla markaana dardargeliyaan fulinta howlaha muhiimka u ah adeegyada maamul daadajinta iyo casriyeynta adeegyada ganacsi ee shacabka iyo ganacsatadu ka faaโ€™iidaystaan. ๐ƒ๐‡๐€๐Œ๐Œ๐€๐€๐ƒ- ______________ โ๐—ซ๐—ฎ๐—ณ๐—ถ๐—ถ๐˜€๐—ธ๐—ฎ ๐—ช๐—ฎ๐—ฟ๐—ณ๐—ฎ๐—ฎ๐—ณ๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—ซ๐—ถ๐—ฑ๐—ต๐—ถ๐—ถ๐—ฑ๐—ต๐—ธ๐—ฎ ๐——๐—ฎ๐—ฑ๐˜„๐—ฒ๐˜†๐—ป๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—ฒ๐—ฒ ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐—š๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ฐ๐˜€๐—ถ๐—ด๐—ฎ ๐—ช๐—ฎ๐—ฟ๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ & ๐— ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ด๐—ฎ๐˜€๐—ต๐—ถ๐—ด๐—ฎ ๐–๐š๐ช๐จ๐จ๐ฒ๐ข ๐๐š๐ซ๐ข ๐—˜๐—บ๐—ฎ๐—ถ๐—น:๐ฆ๐œ๐ข๐ข@๐ง๐ž.๐ฌ๐จ ๐Ÿ“ž 754850โž ๐…๐š๐œ๐›๐จ๐จ๐ค : https://www.facebook.com/profile.php?id=61584245666698 ๐“๐ˆ๐Š๐“๐Ž๐Š: https://www.tiktok.com/@wasaaradda_ganacsiga?_r=1&_t=ZM-91iUa5rrzY0