๐๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐ ๐๐๐ง๐๐๐ฌ๐ข๐ ๐, ๐๐๐ซ๐ฌ๐ก๐๐๐๐ก๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐๐๐ฅ๐ ๐๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐ ๐๐จ๐ฅ๐๐ก๐ ๐๐๐ค๐ข๐ข๐ฅ๐๐๐ ๐๐๐ช๐จ๐จ๐ฒ๐ข ๐๐๐ซ๐ข ๐จ๐จ ๐ค๐ฎ๐ฅ๐๐ง ๐ฅ๐๐ช๐๐๐ญ๐๐ฒ ๐๐๐ฌ๐๐๐ซ๐๐๐๐ ๐๐๐ง๐๐๐ฌ๐ข๐ ๐ ๐๐๐ซ๐ฌ๐ก๐๐๐๐ก๐ ๐๐ฒ๐จ ๐๐๐๐ฅ๐ ๐๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐
May 7, 2026
๐๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐ ๐๐๐ง๐๐๐ฌ๐ข๐ ๐, ๐๐๐ซ๐ฌ๐ก๐๐๐๐ก๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐๐๐ฅ๐ ๐๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐ ๐๐จ๐ฅ๐๐ก๐ ๐๐๐ค๐ข๐ข๐ฅ๐๐๐ ๐๐๐ช๐จ๐จ๐ฒ๐ข ๐๐๐ซ๐ขย ๐จ๐จ ๐ค๐ฎ๐ฅ๐๐ง ๐ฅ๐๐ช๐๐๐ญ๐๐ฒ ๐๐๐ฌ๐๐๐ซ๐๐๐๐ ๐๐๐ง๐๐๐ฌ๐ข๐ ๐ ๐๐๐ซ๐ฌ๐ก๐๐๐๐ก๐ ๐๐ฒ๐จ ๐๐๐๐ฅ๐ ๐๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐
Guddiga Ganacsiga ee Baarlamaanka Waqooyi Bari ayaa kulan la qaatay Wasaaradda Ganacsiga, Warshadaha iyo Maalgashiga Waqooyi Bariย ugu horayn waxaa Wasaaradda kusoo dhaweeyay wasiirka Wasaaradda Ganacsiga mudane ๐๐๐๐๐ข๐ฐ๐๐ฅ๐ข ๐๐ฎ๐ฌ๐๐๐ง ๐๐๐ฑ๐๐ฆ๐ฎ๐ฎ๐ oo ay weheliso Agaasimaha guud ee wasaaradda Marwo ๐๐จ๐จ๐๐จ ๐๐จ๐ก๐๐ฆ๐๐ ๐ข๐๐ซ๐๐ก๐ข๐ฆ Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga, kor u qaadidda hufnaanta ganacsiga, iyo dardargelinta horumarka warshadaha iyo maalgashiga Waqooyi Bariย kulanka ayaa laguย falanqeeyay doorka Guddiga Ganacsiga ee ku aaddan kormeerka, talo bixinta, iyo hubinta in siyaasadaha iyo sharciyada ganacsiga ay si waafaqsan dastuurka iyo baahiyaha bulshada u shaqeeyaan.