Madaxweynaha Dowladda Waqooyi Bari Mudane Cabdiqaadir Axmed Aw Cali ayaa mar kale u magacaabay Marwo ππ¨π¨ππ¨ ππ¨π‘ππ¦ππ π’ππ«ππ‘π’π¦ inay noqoto Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Ganacsiga, Warshadaha iyo Maalgashiga WB.
Madaxweynaha Dowladda Waqooyi Bari Mudane Cabdiqaadir Axmed Aw Cali ayaa mar kale u magacaabay Marwo ππ¨π¨ππ¨ ππ¨π‘ππ¦ππ π’ππ«ππ‘π’π¦ inay noqoto Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Ganacsiga, Warshadaha iyo Maalgashiga WB. Wasaaraddu waxay si diirran u soo dhoweynaysaa dib-u-magacaabista Marwo Hoodo iyadoo lagu bogaadinayo kartideeda hoggaamineed, khibraddeeda shaqo iyo doorkii muuqday ee ay ka qaadatay horumarinta ganacsiga, kobcinta warshadaha iyo dhiirrigelinta maalgashiga.